Faahfaahin: Nabadoon caan ah oo xalay lagu dilay degmada Belad-xaawo

Nabadoon caan ka ah gobolka Gedo ayaa xalay lagu dilay magaalada Belad-xaawo ee gobolka Gedo sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya Maxamed Xaashi Diiriye ayaa waxaa rasaas ku furay dabley bastoolado ku hubeysan wax yar ka dib markii uu ka soo baxay Masaajid halkaas ku yaalla Goob joogayaal ayaa sheegaya in raggii dilka … Continue reading Faahfaahin: Nabadoon caan ah oo xalay lagu dilay degmada Belad-xaawo